Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo xilka la wareegay

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta ay ku shaqayso Wasaarada Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshisiinta Jubbaland ayaa xilka loogu kala wareejiyay agaasimahii hore iyo agaasimaha cudub ee Wasaaradaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here