Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abshir Yuusuf oo ah Agaasimaha Barnaamijka Marwo Caafimaad ee Jubbaland oo guud ahaan gobolada dalka ay dhawaan ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Fadaaraalka Soomaaliya oo taageero dhaqaale ka heleyso Banka Adduunka ayaa waxaa uu Idaacadda Waamo uga warbixiyay tan iyo markii la bilaabay Barnaamijkaan tirada dumarka reer Kismaayo ee ka faaideystay.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.