Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiiray oo ka hadlayay madal dood wadaag ah isla markaana ku saabsan arimaha dib u heshiisiinta dalka iyo nooca Faderal ee Soomaaliya ubaahan tahay, isagoo madaxda Qaranka iyo kuwa maamul Gobaleedyada ugu baaqay inay wada shaqayn dhaw yeeshan.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.