Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo ku baaqay in wax laga qabto Ayaxa Beeraha waxyeeleeyay

0
254

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Deeganada dowlad Goboleedka Jubbland ayaa waxaa  ku soo duulay Ayax,waxaa uuna  sameeyn badan uu ku reebay dhul daaqismadka Degaanada iyo  Beeraha,Dadka waxa ka soo saarta Beeraha ayaa dareemaya dhibaatooyinka uu keenay Ayaxa waxayana taasi keentay in dhirta Degaananka uu sameeyo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here