Afayeenka Salaadiinta Jubbaland oo kawarbixiyey waxyaabaha uu qaniga ku yahay deegaanada Jubbaland.

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afayeenka Salaadiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiireey ayaa ka warbixiyey waxyaabaha ay u gaarta tahay Jubbaland ayna kaga duwan tahay dowlad goboleedyada kale ee ku yaalo dalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here