Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool deegaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Baaris caafimaad iyo daaweyn bilaash ah u sameeyay bulshada ku nool deegaankaas.
Dadka deegaanka ayaa baahi weyn u qabay baritaanka caafimaad ee loo sameeyay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.