Adeegyada uu bixiyo Isbitaalka guud ee Kismaayo oo sare loo qaaday

0
339

Kismaayo(Idaacada Waamo)Isbitaalka guud ee magalada kismaayo ayaa ah mid bulshada ugu shaqeeyo qaab bilaash ah, taasi oo dad badan oo danyar ah ka caawisay in ay si fudud u helaan adeegyada caafimaad ee  ay u bahan yihiin.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here