Adeegga sumad-siinta Gaadiidka oo laga daah-furay Buuhoodle

0
81
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Buuhoodle ayaa laga daah furay adeegga sumad-siinta Gaadiidka ee loo yaqaano Taargooyinka Gadiidka loo isticmaalo, munaasabada lagu daahfuraayey waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin uu horkacayo Madaxweynaha SSC Khaatumo, Aqoonyahano, Ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here