Adeegga Ceymiska Caafimaadka ee Kaaliye Care oo laga daahfuray magaalada Muqdisho

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Barako Takaful Insurance ayaa Muqdisho ka daah-furtay wajiga 2-aad ee Adeegga Ceymiska Caafimaadka ee Kaaliye Care, munaasabada lagu daahfuraayey waxaa kasoo qeyb galay Aqoonyahano, Wasiiro, Xildhibaano, Dhaqaatiir iyo marti sharf kale oo lagau casuumay kuwaas oo dhamaantood si wada jira usoo dhaweeyey Adeegga Kaaliye Care.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here