Ceel baraf adeeg indho fiiqis lacag la’aan ah oo loo sameeyay dad danyara

0
123

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 20 ruux oo bukaano ah ayaa Adeegyo caafimaad oo lacag la,aan ah loogu sameeyay Isbitaalka Ceel baraf ee gobolka shabeelaha dhaxe waxaana ka faa,iidaystay dadka magaalada Ceel baraf iyo deegaanada hoose yimaado.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here