Aabe Soomaaliyeed oo duruufo soo wajahay awgeed u awoodi waayay caruurtiisa Waxbarasho

0
322

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dad badan oo Soomaali ah ayay nolasha Qoyska ku adagtahya kuwaas oo badi anan  waxbo heysan,Maxamed xasan cilmi wuxuu ku nool yahay magaalada kismaayo, waana  Aabe heesto 6 lix caruur ah iyo Hoyadood,kuwaas oo uu maareeyn jiray nolashooda,hadase waa hool-gab,waxana uu naafo ka noqday qeybo ka mid ah jirkiisa wuxuuna bulshada Soomaliyeed ka codsaday in la caawiyo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here