Abaarta ka jirta dalka oo saameyn ku yeelatay Haweenka ka ganacsada dharka Degmada Dhoobley

0
87
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ka Ganacsada Iibinta Dharka Bacadlaha ee Magaalada dhobley ayaa sheegay in saameyn ay abaartu ku yeelatay Ganacsigooda iyagoo sheegay in dadka Tulooyiinka ka imaan jiray ay Abaarta darteed u yaraadeen qaar kamida Haweenka ka ganacsada Iibinta dharka ayaa shegay inay samayn ku yeelatay ganacsigooda abaarta ka jirta dalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixinntaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here