Abaaro laga soo sheegayo Jasiiradaha gobalka Jubada hoose

0
219

Kismaayoi(Idaacadda Waamo)-Abaarta ku dhufatay deegaanada Jubbland ayaa saameeysay Qoysas badan oo miyiga iyo magaalooyinka ku nool, deegaano badan oo ku yaallo jaziiradaha ayaa lag soo sheegayaa abaar baahsan iney ku dhufatay abaarta ku dhufatay dadka ayaa saameysay sababtay biyo La’aan, Cuno La’aan, iyo Daawo La’aan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here