Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaano hoos yimaada degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa waxa laga soo sheegayaa abaaro daran kuwaas oo sameeyay nolosha dadka iyo tan duunyada kagadaal markii lawaayay roobka deyrta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.