Abaalmarino kala duwan oo la guddoon siyay Ardeyda Iskuulka Xorgoble ee magaalada Qardho

0
320
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabado lagu abaal marinayay 27 arday oo kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanad dugsiyeedka sanadka 2022 2023 ee dugsiga hoose, iyo dhaxe  Xorgoble ayaa lagu qabtay degmada Qardho ee gobolka karkaar waxaana munaasabada ka qeyb galay bahda wax barashada Qardho, waalidiin iyo xidhibaanada golaha deegaanka degmada Qardho.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here