Aabo Soomaaliyed oo ku nool Magaalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
218

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dad badan oo soomaali ah ayay nolosha qoyska ku adagtahya kuwaasi oo badi aan waxbo heysan

Maxamed Xassan Cilmi waxuu ku nool yahay magaalada Kismaayo waana  aabe haysto 6 lix caruur ah iyo hooyadood kuwaasi oo uu maarayn jiray nolashooda hadase waa Howl-gab waxana uu naafo ka noqday Qeybo kamid ah jirkiisa waxuuna bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in lacaawiyo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here