Dumarka ka ganacsado Qaadka oo codsaday in maalgelin loo sameeyo

0
327

Kismaayo(Idaacada Waamo)Hooyooyinka Soomaaliyeed ayaa waxay maareeyaan nolosha qoysaskooda,iyagoona shaqo walba oo ay is dhihi karaan wax waad ka heli kartaan u gala,si ay caruurtooda waxbarasho iyo nololba ugu helaan,qaar ka mid ah Hooyooyinka ka ganacsado Qaadka/Jaadka ee magaalada Kismaayo ayaa codsaday in maalgelin loo sameeyo,una dhaanta shaqada hada ay hayaan.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here