Haweenka Ganacsiyada yaryar ee magaalada Kismaayo oo codsaday Maalgelin

0
505

Kismaayo(Idaacada Waamo)Badi qoysaska soomaaliyeed waxaa mareeynta nolashooda la daalaa dhaca dumarka oo iyagu noqday xubnaha u dhaq dhaqaaqa qoysaskooda, waxaana ay haweenka ka shaqeeyaan shaqooyin badan oo aad u adag si ay u debaraan biilka maalinlaha ah iyo waxbarashada caruurta.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here