Maamulka Shirkada Mar-xaba ee Kismaayo oo kawarbixiyay adeegyada ay bulshada u qabtaan

0
347

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Marxaba Tax waa shirkadii ugu horeysay oo ku shaqeysa hab online ah taasi oo ay macamiisha donaayo adeeg tax ay uso dalbadaan habka wicitaanka gaaban iyo online-ka waxaana ay shirkadu noqotay mid aad loo adeeg sado  Gawarideeda

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here