Xarunta Bismilah Baaba Xaaji oo soo saarto Sariiro Jiifka

0
536

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xarunta  Bismilah Baba Xaaji ee magaalada Kismaayo waa xarun farsamo oo soo saarta sariiraha, miisaska iyo wax yababo kale, Farsamoyinka xaruntan  waxaa ka fa’iidesysta  dhalinyaro badan.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here