Isbitaalka Degmada Afmadow oo ay ka jirto daawo yari

0
321
Afmadow-(Idaacadda Waamo)-Dagmada afmadaow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jirta xaalad Bina’aadanimo oo dhanka Caafimaadka ah.
Hay’adda Seve the children oo gacanta ku haysay adeegyada caafimaadka dagmada Afmadow ayaan dawooyinkii looga baahnaa  gayn isbitaalka degmada sida uu sheegay Gudoomiyaha degmada afmadow Yuusuf Xassan Xusseen.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here