Ganacsatada kalluunka magaalada Kismaayo oo sheegay in ay kalluun yari soo food saartey

0
321

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada waxaa ku nool dad ka shaqeysta kalluunka, waxayna ka raadsadaan nolal maalmeedkooda,badda ayaa wax maalmahan ka jira dabeeylo taas oo sababtey in kaluumeystada doomaha ay heli wayaan wax ku filan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here