Maamulka garoonka diyaaraha Kismaayo oo ka waramay shaqada garoonka

0
314

Kismaayo(Idaacada Waamo)Garoonka diyaaradaha ee Magaalada kismaayo oo labadii sano ee ugu dambeysay si wayn Loo qalabeeyay ayaa waxaa uu  adeegyo kala duwan u qabtaa dadka garoonka ka Dhoofaya iyo kuwa ka soo dagaya intaba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixin inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here