Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa kulan ku saabsan is dhex galka ciidanka iyo shacabka ku qabatay deegaanka baarka.
Si loo unko xiriir wanaagsan oo dhex mara ciidamada iyo shacabka ku sugan deeganada hoos yimaada baarka ayaa waxaa ay wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland kulan ku qabatay deegaankaas..
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay