Garoonka kubada cagta Waamo ee Kismaayo oo qeyb cusub lagu soo kordhinayo

0
388

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo xiriirka kubada cagta ee jubbaland ayaa waday qorsheyaal lagu hormarinayo sports-ka guud ahaan ee Jubbaland waxana maanta ladhagax dhigay dhismaha qeybta VIP ee uu yeelan donoo garoonka waamo.

Munasabada dhagax dhiga waxaa goobjog ahaa guddoomiyaha xirirka kubada cagta Jubbaland xubno kasocday wasaradda dhalinyarad iyo ciyaaraha Jubbaland oo uu hogaaminaayo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda,gudoomiyaha xirirka kubada cagta Somalia iyo madaxweyne ku-xigeenka labada ee Jubbaland. 

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here