Dalka Talyaaniga tirada Dadka Qaba Coronovirus oo Korodhay

0
303

 Roma,-(Idaacadda Waamo)-Tirada dadka laga helay cudurka Corona Virus dalka Talyaaniga ayaa korodhay, waxaana mas’uuliyiinta caafimaadku ay sheegeen inay haatan laba qof cudurkan u dhinteen.

Mas’uuliyiintu waxay xaddideen dhaqdhaqaaqa dadka ee magaalooyinka uu xanuunku saameeyey.

Sidoo kale iiraan oo ka mid ah wadamada laga helay cudurkaan ayaa waxaa maanta ugu dhintay labo ruux

Maalmihii udanbeeyay qaar ka mid ah dalalka calamka ayaa waxaa ku fideeyay cudurkaan oo ah mid halis ah markiisii horana ka dilaay dalka shiinaha gaar ahaan magaalada wuhuan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here