Shirkad soo saarto daawo dabiici ah oo Kismaayo laga hergliyo

0
654

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga hergeliyay Kambani soo saara daawooyin dabiici ah oo markaasi noocyo kala duwan leh,laguna magacaabo FOR EVER LIVING BRODUCT ayaa wuxuun ka shaqeeyaa in ka badan 160 dal oo dunida oo ku kala yaalo.

Abdinuur Samriye ayaa warbixin inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here