Xarun ku taalla Kismaayo oo lagu sameeyo Haamaha lagu keydiyo biyaha

0
411
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Halkani Waa xarun lagu sameeyo haamaha waa wayn ee loo isticmalo kaydinta biyaha.Haamahaan oo  markii hore laga keeni jiray dalka dibadiisa ayaa hatan lagu sameeya
Gudaha Dalka waxaana sameeya xirfadlayaal  soomaaliyeed oo hindisay in ay wax Soosarkooda u soo bandhigan bulshada.
Nooca haamahaan ayaa ah kuwa la saaro kofiyada ama saqafka kore ee guryaha waxaana lagu Kaydiyaa biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here