Madaxa Hay’ada SWSO oo ka hadashay doorka Haweenka iyo Hay’adaha

0
456

Kismaayo(Idaacada Waamo)inta badan haweenka Soomaliyeed way ku yaryihiin ka shaqaynta Hay’addaha marka la barbar dhigo raga.

Xaliimo Faarax Godane oo ah gudoomiyaha Hay’adda SWSO oo ah hay’ad NGO  kana shaqaysa hormarinta arimaha haweenka ayaa ka warxixisay  Doorka dumarka ay ku leeyihiin Hay’adaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here