Dugsiga Hoose,dhaxe iyo sare ee tawakal oo si rasmi ah loo daah-furay

0
381

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dugsiga hoose dhaxe sare ee tawakal oo dhawaan ladhameyay dhismihiisa oo socday ku dhawaad muddo 3-sano ah isla markaan mudo bil ah ay socotay iswagalintiisa ayaa waxaa uu sirasmi ah u bilabatay waxbarashada fasalada  iskuulka.

Kudhawaad 50 araday ayaaa sitoos ah loogu bilabay casharada waxana munasabada goobjoog ahaa ardayda iskuulka walidiin maamulka iyo macalimiinta.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here