Kismaayo(Idaacada Waamo)Kullankaan oo u dhaxeeyay wasaaradda qorsheynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland iyo Hey’adaha kashaqeeya adeegyada samafalka guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan xafiisyadooda ku yaal magaalada kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.