Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimah Guud ee wasaaradda Cadaalada,Garsoorka iyo armiaha diinta Jubbaland Badal Cabdi Jaamac ayaa ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda Sanadkii lasoo dhaafay ee 2019 iyo qorasha Sanadkan Cusub ee 2020.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.