Baracakayaasha Kaamka Farxaan ee maagalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
361

Kismaayo(Idaacada Waamo)Beeraleyda ku nool koonfurta Soomaaliya waa kuwo u nugul saameynta balaaaran ay ku dhufatay fatahaada wabiyada oo ay soo barakiciyeen kumanaan dad ah oo ku nool qeyb ka mid ah dalka Soomaaliya.

Barakacayashan ayaa waxaa ay ka soo barakaceen dhibaato farobadan oo ku heysatay degmoyinka ay ka yimaden.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here