Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhirta waxay ka mid tahay waxyabaha muujiya bilicda magaalooyinka maadamada dalkeena la xaalufiyay dhir badan oo intooda badan inta laj aray dhuxul ahaan loo isticmalay ayaa hada waxaa magaalada kismaayo kusoo badanaayo Xarumaha lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta.
Iidle Adan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.