Kismaayo(Idaacadda Waamo)Boqolkiibo toodobaatan iyo shan dadka soomaliyeed waa dhalinyaro kuwaas oo ah xubin u muhiim ah bulshada waxaana dadka qaar ay sheegaan in dhalinyarada ay yihiin dadka oogu badan ee Looso adeegsaday colaadihii sokeeye ee dalkena kadhacay.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.