Baracayaal ku nool duleedka Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
480

Kismaayo(Idaacada Waamo)Iyadoo mudooyinkii u dameeyay ay soo barakaceen dad aad u faro badan,kana soo barakaceen fatahaadaha iyo roobabkii ka da,ayay deegaanada gosha,ayaa dadka ku nool kaamamka duleedka Kismaayo waxay Hay’adaha iyo Jubbaland ka codsadeen in gargaar lala soo gaaro.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed Dagane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here