Haweenka ku ganacsada suuqyada Kismaayo oo mararka qaar caqabado la kulma

0
371

Haween badan oo Soomaliyeed waxaa ay ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican ulahayn habka  maareynta,waxaana intooda badan in ay ganacsiyo yar yar bilabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray.

Qaar kamid ah haweenka ganacsatada ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa Idaacada Waamo u sheegay in jiraan Caqabado dhinaca aqoonta ah oo haweenka soomaliyeed ka haysta dhanka ganacsiyada kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here