Maamulka mac-hadka Ibnu qayim al-Jowsi ee Magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay xaalada waxbarashada Mac-hadka

0
317

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mac-hadka Ibnu qayim al-Jowsi waxaa u kamid yahay macaahida lagu barto culuumta shareecada islaamka waxaana Waxkabarta arday isugu jira wiilal iyo gabdho  waxaana jira Shuruudo dhowr ah oo lagu xusho ardayda daneeynaya in ay macadkan wax kabartan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here