Hoos u dhac dhaqaale oo ku yimid Suuqyada Kismaayo

0
346

Kismaayo(Idaacada Waamo)Suuqyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac dhinaca dhaqaalaha,waxaana dadka suuqleyda ay sheegeen in ay jirto suuq xumo marka loo eego sidii hore,waxayna sheegeen in alaabooyinkii laga iibsan jiray aan laga iibsanin.

Warbixintaan waxaa inooga diyaariyay:Iidle Aadan Dagane

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here