Maalinta Haweenka iyo gabdhaha barta Seyniska oo dunida laga xusay

0
402

Dunida waxaa ay ku dadaashaa sida ay ku hormarin lahayeen dumarka si ay uga qeyb qataan hormarinta kale duwan sida waxbarshada,injineerada ,caafimadka iyo hogaaminta kala duwan ee bulashada.

Sanad kasta bisha Febraayo 11,keeda waxaa loo dabaaldegaa maalinta caalamiga ah ee Haweenka iyo gabdhaha bartay Seyniska.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay: Abdinuur Samriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here