Haweenka leh hal abuurka ganacsi oo Magaalada Kismaayo kusoo badanaya.

0
296

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waa fardowsa Ibrahim Cumar waxaa ay kamid tahay haweenka Soomaliyed ee sameeyay hal abuurka ganacsi kaasoo hirgalay.

Fardowsa waxaa ay ka ganacsada waxyaabo kala duwan oo ay kamid yihiin qudaarta Cagaaran oo ay qalajiso kadibna ay ka sameeyso waxyaabo dabiici ah sida maraq digaaga cuntada lagu Darsato iyo dhirta shaaha waxaa kale oo ay ka ganacsata uunsiga oo habab kala duwan ay u samayso .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa Warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here