Dhalinyarada jiim-ka (GYM)qaada ee Kismaayo oo ka warbixiyay Faa’iidada uu leeyahay jimicsigu.

0
1011

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaayo waxaa ku yaala dhowr goobood oo lagu sameeyo Jimicsiga waxaana jira dhalinyara ku xiran goobaha jiimka(GYM) si ay jirkooda u dhisaan.

Inta badan dadka jiimka daneeya waxaa ay u badanyihiin dhalinyaro waxayna jimicsiga u isticmalaan habab kala  duwan sida  jirkooda dhisaan kana hortagaan Cayilka .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here