Bulshada xaafada Farjano oo looga digay in ay qashin ku shubaan Xeebta Qoryooleey ee magaalada Kismaayo.

0
390
Qashinka lagu shubo xeebaha magalada ayaa ah kuwa aan u wanaagsaneyn caafimaad ahaan iyo bilic ahaan,Maamulka Xaafadda Farjano ee degmada Kismaayo ayaa ka digay qashinka lagu soo shubo xeebta qoryooley Taasi oo hooy u noqotay qashin badan oo lagu shubay.
Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Adan Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here