Deegaanka Yontoy waxaa uu kamid yahay deeganada leh dhul beereedka,Waxaana Ku yaaala Ku Dhawaad 90 beerood oo waawayn,Ku waasoo Sadexdii sano Ee lasoo dhaafay Lagu beerayay Dalagyo Kala Duwan.
Beeraha Deegaanka Yoontooy waxaa ka soo go’a noocyada kala duwan ee dalayada khudaarta balse Qudaarta ka Soo go’da kama badna istimaalka dadka Deegaanka iyo Magaalada Kismaayo oo Ku Tiirsan khudaarta laga keeno yontay iyo Deegana dhaw.
Dadka Beeralayda ah ee deegaanka Yoontooy ayaa Cabasho Ka muujiyay Cayayaanka Cuna Dalaga beeraha.
Dadka Beeralayda ah ee deegaanka Yoontooy ayaa Cabasho Ka muujiyay Cayayaanka Cuna Dalaga beeraha.
Waxaa warbixintaan inooga diyaarisay:Hamdi Mohamed Yaasiin