Dagaal Beeleedyadii ka dhacay duleedka Kismaayo oo xal laga gaaray.

0
374
Iyadoo maalmihii  lasoo dhaafay ay deeganada dhinaca galbeed ee magaalada  kismaayo ka dhaceen dagaal Beeleed u dhaxeeyay beelo walaalo ah ee  deegaanka wada dega ayaa waxaa arintaas laga gaaray heshiis nabadeed.

Odayaasha dhaqanka iyo Culimo u diinka Degmada Kismaayo ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii loo soo afjari lahaa colaadaas, waxayna ugu dambeyn ku guuleysteen in lagu Heshiiyo dhowr qodob.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here