Ardeyda Jaamacadda Kismaayo oo Barnaamij wacyi galin ah ka sameeyay deegaanada duleedka kismayao.

0
348

Kismaayo(Idaacadda)Ardeyda Jaamacadda Kismayo ayaa boqasho iyo wacyi galin u tagay deeganada ku yaala duleedka kismaayo gaar ahaan degaanada dhanka waqooyi.

Ardeyda Jaamacadda Kismaayo gaar ahaan kuliyadda Tarbiyada ayaa waxa ay booqdeen goobaha waxbarashada masaajida iyo dhul beeredyada ku yaal degaanada ay tageen.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here