Guddoomiyaha Deegaanka dhoobley oo ka warbixiyay xaalada Guud ee deegaanka.

0
388

Dhoobley(Idaacadda Waamo)deegaanka dhoobley ayaa waxa uu ku talalaabsanayaa horumaro kala duwan sida waxbarashada,caafimaadka iyo ganacsiga.

Hadaba gudoomiyaha deegaanka dhoobley siyaad maxamed xasan ayaa ka waramaya  Guud ahaan horumarka uu sameeyey deegaanka.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaariysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here