Hay’adda Towfiiq oo Magaalada kismaayo ka bilowday Mashruuc indho fiiqis ah.

0
385

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waxaa Magaalada Kismaayo Ka bilowday Mashruuc   indha Fiiqis ah kaas oo ay fulinayso Hay’adda Towfiiq oo inbadan Mashaaric hormarineed ka ka hirgalisay Gobolada Jubboyinka .

Mashruucan indha Fiiqista ah Mudada uu Socdo waxaa ka faaidaysan Doona Ku dhawaad 200 Oo Qof.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here