Gudomiyaha Degmada kismaayo oo shegay in ay magaalada kismayao Samaysay Horumaro kala duwan Sanadihii u dambeeyay.

0
360

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada kismaayo oo soomartay Marxalado kala duwan ayaa waxaa ay magaalada laga dareemayaa Horumaro kala duwan iyo koboc Ganacsi oo Baaxad leh.

Gudoomiyaha Degmada kismaayo ibraahim maxamed Yussuf Timo Jilic  oo lahadlay idacada waamo  ayaa shegay in ay Degmada kismaayo sanadkii tagay ay ku tallaabsatay hourmaro badan waxuna shegay in ay bilowga sanadkaan Hiigsanayaan Qorshayaal Dhowr ah oo ay kamaid tahay in magaalada laga hirgaliyo 16 wado oo laami ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here