Kismaayo(Idaacadda Waamo)Guurka Deg-dega ayaa ah mid dhalinyarada soomaaliyeed ee yaraanta ku guursada ay Kala kulmaan dhibayooyin kala duwan kuwaas oo ay kamid yihiin in ay ku adkaato Maraaynta Nolosha Qoyska iyo in Qaarkood ay Waxbarshada Dhexda uga Tagaan kadib Marka ay isku Wadi Wayaan Masuuliyada Guurka iyo mida Waxbarshada .
Sidoo kale waxaa jira Dhibaatoyin Dhanka Caafimaadka ah oo ay Wajahaan Gabdhaha Guursada ama Waalidkood u guuriyaan iyagoo an Jir ahaan iyo Maskax ahaanba u Korin.
Xamdi Maxamed ayaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.